Daawo Sawirada: Sida quruxda badan Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Adis Ababa

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Farmaajo iyo wafdiga la socday garoonka diyaaradaha magaalada Adis Ababa waxaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha Itoobiya iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada dalkaasi, waxaana loo galbiyay hoteel gaar ah oo loo … Continue reading Daawo Sawirada: Sida quruxda badan Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Adis Ababa